Tacsi Inaalilaahu Wa Inaa Ilayhun Raajucuun Suxufi Caana Mijir Qaadi Maxamuud Oo Hada Magaalada Burco Ku Geeriyooday Ilaahay Ha U Naxariiste Bahada waxsansheeg News Oo Tacsi Balaadhan U Diraysa Qoys Iyo Qaraabo Ehel Iyoi Asxaaba

Waxaanu Marxuum Mijir Qaadi Maxamuud Ilaahay Uga Baryaynaa Inu Ilaahay Janadi Fardawsa Ka Waraabiyo Godkana U Nuuro Aamiin Qoyskii Iyo Qaraabo Ehel Asxaab Dhamaanteena Iyo Qaranka Somaliland Samir Iyo iimaan Ilaahay Haynaga Wada Siiyo Aamiin Aamiin Aamiin

Bahda Warbaahinta Waxsansheeg News

mijir qaadi ilaahay ha u naxriiste