Tusaalaha Todobaadka Waxsansheeg News——-Soomaa-Badhaadhay ——-Masoomaa,Ba,ay Q2aad—–Waxa Lagu Jiraa 10-Tobankii Ugu Dambeeyay Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Ilaahay Samada Koobaad Ayu Yimaada Yaa Adoomahayga wax I waydiisanaaya Ka Faa,iidayso Ducaysta Cibaadaysta Qiyaamu Laylka Ilaahay Ku Barya waa Jaanis hadaad Jano Doonayso Barwaaqo Lacag Caafimaad Yaan lagaga Horaynin

Waxsansheeg News:–Waxaynu Ku Jirnaa Malmihii Ugu Dambeeyay Bishii Ilaahay Doortay Ramadaanka Hadaba Waxa Khayr U Sugnaaday Kuwa Saa,imiinta Ahaa Ee Soomay Ilaahay Balantiisiina Fuliyay Waxa ba,ay Oo Hoogay If Iyo Aakhiraba Qofka Isga oo caafimaad Qaba Kari Kara Xaaraan Quutaha Noqday Ee Soomi Waayay Shayaadiintii Kuwii Ugu Yar Yaraana Ka Awood Roonadeen Subxaannallah,

Hadaba walaalayaal Waxa Lagu Jiraa habenadii Khayrka Badnaa ka Faa,iidaysta Oo Cibaadaysta Ilaahay Waxa uu Yimaada Samada koobaad Waxa Uu Leeyahay YAA ADOOMADAYDA WAX I WAYDIISANAAYA  Hadab Soo Jeedka Badiya Qiyaamu Laylka Badiya Cibaadada Badioya Ilaahay Baryadiisa Badiya Kana faa,iidaysta Khayrka Waydiiso Ilaahay SWT Waxaad Jeceshahay Ilaahay Muradadeena Hayno Aqbalo Aamiin Aamiin Aamiin gaadhsiiya Walaalka  Walaashaa Kahyrkasata badh Ayaad Leedahay oo aad dadka gaadhsiiso Ilaahayna waa Kugu Jeclaanaya Noqo Ka Alle SWT Uu Jeclaado Ha Noqon Ka Ilaahay ka Cadhaysiiya Ka Ilaahay Necebyahay.

Waa walaaladiin Bahda warbaahinta Waxsansheeg News oo Idinleh Khayrka Ilaahay hayna Waafajiyo aamiin Aamiin Aamiin.

Info@waxsansheeg News

waxsansheeg-re