Tusaalaha Todobaadka Waxsansheeg News:—-Soomaa–Badhaadhay—-Ma-Soomaa—Ba,ay—Bishii Barakaysnayd Ee RAMADAAN Ee Ilaahay Gaarka Inooga Abaal Marin Jiray

Soomaa Badhaadhay Ma,soomaa,Ba,ay

Waxsansheeg News–Tusaalaha Todobaadkan Ee Warbaahinta Waxsansheeg News Waxaynu Ku Qaada Dhigaynaa Bisha Barakaysan ee Ramadaanka  Oo Ah Bishi Fadliga Khayrka barwaaqada Caafimaadka Arsaaqada janada Ee Naarta Layska Xorayn Jiray Shayaadiintana La Xidh Xidhi Jiray

Waa Bisha Ilaahay gaar U Leeyahay Toosna Kaaga Abaal Marinaayo Naarta kaa Xoraynaayo waxaad ka Baridona Aad Ilaahay Ka Helayso Wakhtiyada AFURKA IYO SUXUURTA OO Ilaahay Samada Koobaad Yimaado SWT

Hadaba Iyada Oo Barwaaqada Iyo Badhaadhahaas Ilaahay Kugu Balan Qaaday  Waxaa Ayaan daro ah Qofka Isga Oo caafimaad Qaba Xooga Ay Usoo Gashay Ramadaan Ee Xaaraan Cunaaya Iskana Xakamayn Kari Waayay waa Sadexdii Nabi Muxamed SCW Uu Yidhi Malkul JIBRRIL Qofka Isga Oo caafimaad qaba Oo kari Kara Ramadaan Usoo Gasho ee Soomi Waaya Ilaahay NAARTA HAKU FOGEEYO AAMIIN Dheh Aamiin—Qofka Waalidkiis Oo Gaboobay Janada Ku Gali waaya ee Caawin Waaya Ilaahay Naarta Haku Fogeeyo Aamiin Dheh Aamiin–Qofka marka Magacaaga Muxamed Lasoo Qaado Kugu Saliyi Waaya SCW Ilaahay naarta Haku Fogeeyo Aamiin Dheh Aamiin.

Hadaba walaalkayga Muslimka Ahaw hadaad Intaas Kamid Tahay Ilaahay U Toobad Keen Oo Ilaahay Ka Cabso Kana faa,iidayso Bisha Barakaysan ee Ramadaanka Oo Ah Bishii Caafimaadka Qashin Saarka Calooshaad Ku Ridaysay Koob Iyo Toban Bilood Qashinka Ayaa Nasanaysa waa Cilmi Ilaahay waa Bishii Janada Arsaaqada Awlaada Fulaw Guuli Kuu Dhawaydaa Ka Faa,iidayso walaalkaana Gaadhjsii Khayra waxa Lagalaya Tobankii Laylatu Qadiruiga Ee Ugu Fadliga Badnaa Ilaahay Soonka Iyo salaadaba Haynaga Aqbalo aamiin amiin Aamiin

 Walaalihiin bahada Warbaahinta Waxsansheeg News

Oo Idin Leh Ramadaan Mubaarak

Info@waxsansheeg.com

waxsansheeg-re