Muqdisho (Waxsansheegnews)Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Muqdisho Ayaa Sheegaya In Kaddib markii laga Saaray caasimadda dalka soomaaliya maleeshiyaadka alshabaab,ay dadka soomaaliyeed gaar ahaan dadka ku dhaqan Muqdisho ay damashaad iyo Farxad bilaabeen,ayagoo Reer muqdisho dib ugu soo laabatay nolol cusub iyo naacow Caafimaad qabta iyo ammaanba.Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka bilaabatay inay si xor ah ay u tagaan xeebta liido Oo si raaxo leh ugu dabaashaan biyaha xeebta liido oo muddo ku dhaw labaatan sano iyo dheeraad aysan tegin.

 

Mogdisho Waxsansheegnews