Cali Guray Oo Iminka Dhulka La Gooyey Wasiirkii Xukuumadda Ugu Hadalka Badnaa
Posted by Nuux Abdi on February 23rd, 2021 12:52 PM | No CommentMusharax Dr Siciid Ibraahin Maxamed Oo Taageerayaashiisa U Soo Bandhigay Waxyaabaha Uu Qabanayo
Posted by Nuux Abdi on February 23rd, 2021 12:47 PM | No CommentCeerigaabo Munaasibad Lagu Shaacinayay 3 Musharax Oo Uu Ku Jiro Maayirka Ceerigaabo Ayaa Maanta Lag
Posted by Nuux Abdi on February 22nd, 2021 02:16 PM | No CommentMadaxweynaha JSL & Madaxdhaqameed kulan duco iyo Dardaaran ah la yeeshay Sul .Daauud Sul. Maxamed
Posted by Nuux Abdi on February 22nd, 2021 02:13 PM | No CommentXisbiga UCID Oo Ka Hadlay Dhacdadii Loo Gaystay Wariye Hoodo Garays Iyo Hooyadeed
Posted by Nuux Abdi on February 22nd, 2021 02:12 PM | No CommentSuxufi Fashilayay Xog Iyo Macluumaad Ku Sahabsan Tacadi Iyo Jidh-dil Ciidamada Booliska Somaliland U Gaysteen Hoodo Garays Iyo Hooyadeed.
Posted by Nuux Abdi on February 22nd, 2021 02:07 PM | No CommentGudaha:-Musharaxiinta oo Golaha Ammaanka u Gudbiyey Qaabka Cidda ay Tahay Inuu Farmaajo Ku wareejiyo Xilka.
Posted by Nuux Abdi on February 22nd, 2021 11:00 AM | No Comment“Wasiir Saajin ayaanu Taageersanahay” Waxgarad ku sugan Boorama.
Posted by Nuux Abdi on February 22nd, 2021 10:56 AM | No CommentGuddoomiyaha Rugta Ganacsiga oo ka warbixiyay Shirwaynaha 3-aad ee Daladda SOFFA
Posted by Nuux Abdi on February 22nd, 2021 10:46 AM | No Comment“Kaligii Taliyuhu Runta Ayuu Necebyahay Asaga Iyo Nacamleeyayaashiisuba”
Posted by Nuux Abdi on February 22nd, 2021 10:29 AM | No Comment
Astaamaha lagu garto kaligii taliye waxaa qayb ka ah naceyb ka runnta, qarinta xaqiiqada, ku mashquulinta
bulshada dhalaal iyo dhalanteed aan meel dheer jirin, dhacdooyinka oo laga falceliyo Iyo Fogaan arag oo
aan lala saaxiibin
Runtii hadaladii xalay Madaxweyne Deni sheegay waa kuwo ...
Dawlada Turkiga Oo Bayaan Kasoo Saaray Xaaladda Adag Ee Soomaaliya
Posted by Nuux Abdi on February 22nd, 2021 10:07 AM | No Comment
Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee Turkiga ayaa waxaa looga hadlay xaaladda dalka & doorashooyinka 2021. Ugu horreyn Turkiga ayaa shaaca ka qaaday inuu aad uga walaacsan yahay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo muranka ka taagan hannaanka doorashada dalka. ...
Faahfaahino kasoo baxaya dab khasaare geystay oo ka kacay Warshad ku taala Baledweyne
Posted by Nuux Abdi on February 22nd, 2021 10:05 AM | No Comment
Dabkan oo socday saacado xiriir ah ayaa ka kacay habeenimadii xalay Warshada sameeysa Joodariyaasha oo ku taala deegaanka Ceeljaalle ee magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Dabka ayaa la sheegay in markii hore uu ka kacay qeyb ka mid ah xarunta ...
‘’ Farmaajo si cad ayuu inoogu sheegay in reerkiisa aysan hoostagi doonin Jubbaland”Madaxweyne Dani.
Posted by Nuux Abdi on February 22nd, 2021 09:58 AM | No Comment
Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo xalay shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe shaaciyay xog hoose iyo hadalo ay is dhaafsadeen isaga iyo madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo laga soo bilaabo shirarkii doorashooyinka ilaa 19kii bishan oo ...
Badhasaabkii Gobolka Daad-Madheedh Oo Iscasilay Iyo Sababta Keentay.
Posted by Nuux Abdi on February 22nd, 2021 09:54 AM | No Comment
Badhasaabkii gobolka Daad madheedh Nuur Cismaan Guuleed ayaa shaaca ka qaaday in uu iska casilay xilkii gobolkaaasi. Nuur Cismaan Guuleed ayaa sidan ka sheegay xaflad ka dhacday Magaaladda Oodweyne oo uu ku si ku meel gaadh ah xilka ugu wareejiyay ...
Masuul ka tirsan Xisbiga Waddani iyo Gudoomiyaha Togdheer oo dhaliilo Is-waydaarsadey.
Posted by Nuux Abdi on February 21st, 2021 01:17 PM | No Comment
(147) Burco: Masuul ka tirsan Xisbiga Waddani iyo Gudoomiyaha Togdheer oo dhaliilo Is-waydaarsadey. - YouTube
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo ka maqan kulamada wadatashiga ee doorashada dalka
Posted by Nuux Abdi on February 21st, 2021 01:14 PM | No Comment
Madaxtooyada Soomaaliya waxaa ka bilaawday kulamo looga hadlayo khilaafka doorashada oo ay ka qeybgalayaan madaxda heer federaal, qaar ka mid ah madaxda dowlad gobolleedyada iyo gobolka Banaadir.
Shirkan sidoo kale waxaa ka qeybgalay oo goob ka ah wakiilada beesha caalamka ee ...
Gudaha:-Ciidaanka Booliska Oo Jirdiil U Gaystay Wariye Hoodo Garays Oo Ka Tirsan Warbaahinta Hargeisa.
Posted by Nuux Abdi on February 21st, 2021 01:08 PM | No CommentWasiir Siciid Sulub Oo Sheegay In Aanu Weli Ku Qanacsanayn Xisbiyada Somaliland Oo Uu Daydayayo Xisbigii UDUB
Posted by Nuux Abdi on February 21st, 2021 01:04 PM | No CommentGudaha:-Madaxwaynihii Hore ee Somaliland oo u kicitamay Wadanka Imaaraadka Carabta.
Posted by Nuux Abdi on February 21st, 2021 12:55 PM | No CommentMadaxweynha Somaliland oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub oo Łaba Dabaq ah oo ay yeelan Doonto Beeruhu
Posted by Nuux Abdi on February 21st, 2021 10:57 AM | No Comment
(132) Madaxweynha Somaliland oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub oo Łaba Dabaq ah oo ay yeelan Doonto Beeruhu - YouTube
Wasiirka Beeraha oo ka hadlay Siyaasada Wasaarada Beeraha iyo Dhismaha Madaxweynuhu xadhiga ka jaray
Posted by Nuux Abdi on February 21st, 2021 10:53 AM | No Comment
(132) Wasiirka Beeraha oo ka hadlay Siyaasada Wasaarada Beeraha iyo Dhismaha Madaxweynuhu xadhiga ka jaray - YouTube
Dowlada Federaalka oo Imaaraatka ka dalbatay iney raali gelin ka bixiso warqadii kasoo baxday .
Posted by Nuux Abdi on February 21st, 2021 10:48 AM | No Comment
(129) Dowlada Federaalka oo Imaaraatka ka dalbatay iney raali gelin ka bixiso warqadii kasoo baxday . - YouTube
Dawladda Kenya Oo Bedashay Dhammaan Qareenadeedii Kiiska Dacwadda Badda Ee Maxkamada ICJ
Posted by Nuux Abdi on February 21st, 2021 10:40 AM | No Comment
Dowladda Kenya oo dhowaan ku guul darreysatay dalabkeedii ahaa in dib loogu
dhigo dacwadda badda ee kala dhexeysa Soomaaliya ayaa haatan bedashay dhammaan qareenadeedii
dacwadda badda ee taal maxakamadda ICJ.
Xukuumadda Nairobi ayaa soo xulatay illaa siddeed qareen oo cusub, kuwaas oo 7 ...
daawo:-Shir Madaxtooyada Soomaaliya uga furmay madaxda Fedaraalka iyo maamul goboleedyada iyo Wakiilada Beesha Caalamka.
Posted by Nuux Abdi on February 21st, 2021 10:32 AM | No Comment
Wararka haatan naga soo gaaraya Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in halkaasi uu kulan uga socdo madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Raysal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo madaxweynayaasha maamulada K/galbeed, Galmudug, Hirshabeelle iyo Wakiilo ka socda Beesha Caalamka.
Kulankan oo ah ...
Shuruudo Somaliland Hor-dhigtay Qaramada Midoobay Iyo Waxa Somaliland Ku Waayi Karto Haddii Xal Laga Gaadhi Waayo Khilaafka Taagan
Posted by Nuux Abdi on February 21st, 2021 07:38 AM | No Comment
llaa hadda waxa aan la dhamaynin khilaaf u dhexeeya Jamhuuriyadda Somaliland iyo Qaramada Midoobay.
Khilaafkan oo muddo dhowr bilood ah taagan, ayaanu waxaanu War-bixin ku eegaynaa waxa uu salka ku hayo, waxa shuruudaha Somaliland hor-dhigtay Qaramada Midoobay iyo waxa labada dhinac ...