SHIRKII GOLAHA WASIIRADA UGA SOCDAY QASRIGA MADAXTOOYADA SOMALILAND
Posted by admina on October 9th, 2012 09:22 PM | No Comment
Talaada 09.oct..2012. Hargeysa (Waxasansheegnews ) War-Murtiyeed Iyo Goamadii ka soo baxay shirkii ka socday
Sida aad la socotaan waxaa caawa kusoo gebageboobay qasriga Madaxtooyada shirkii qiimaynta wax-qabadka iyo qorshaha mustaqbalka, shirkaas oo socday mudo sadex maalmood ah, oo uu gudoominayay ...
WAXA MAANTA KULAN BALAADHANI UU DHEX MARAY MADAXWAYNAHA SOMALIYA XASAN SH MAXAMUUD IYO MADAXWAYNAHA DALKA KENYA
Posted by admina on October 9th, 2012 06:16 PM | No Comment
Talaada 09.oct.2012,Kampla (Waxsansheegnews) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo socdaal ku jooga dalka Uganda ayaa magaalada Kampala kula kulmay maanta dhigiisa dalka Kenya Mwai Kibaki oo ay ka wada qeybgalayaan sanadguuradii 50aad ee kasoo wareegatay markii ay ...
Turkey warns Syria as army chief visits troops on border
Posted by admina on October 9th, 2012 05:52 PM | 14 Comments
Turkey warns Syria as army chief visits troops on border
Turkey warned Syria again on Tuesday that it would not hesitate to retaliate for any strike on its soil as the country’s top military commander visited troops stationed at the reinforced ...
Halkan Ka Daawo DR Gaboose oo Habaartamaya Islaamuhu Waxay Odhan Jireen Habaar Waa dabad,ee isla hel
Posted by admina on October 9th, 2012 01:26 PM | No Comment
http://youtu.be/c9C0_9Qv8BI
Sida Aynu Wada Ognahay Maanta Maalin uu dalka Somaliland Ka wacanayahay Ma Jirto waxaanan Leeyahay Ilaahay Hawsii Siyaadiyo ,Miyay tahay kuwii ugu waawaynaa ee masuulka sheeganaayay inay been ka sheega,mucaaridadu waa wax loo baahnayahay maahase nacayb iyo xasdnimo,waxa Dr Gaboose ...
ABWAAN MAXAMED XAASHI DHAMAC GAARIYE AYAA AAS QARAN LOOGU SAMEEYAY MAGALADA HARGEYSA DAAWO MADAASHA AASKA IYO MASUULIYIINTA KA SOO QAYB GALAY VIDEO,
Posted by admina on October 9th, 2012 12:25 PM | No Comment
http://youtu.be/oKxq9rEZ9Cs
WAXA MAGALADA HARGEYSA EE XARUNTA DALKA SOMALILAND AAS QARAN LOOGU SAMEEYAY ALLE HA U NAXARIISTEE ABWAAN MAXAMED XAASHI DHAMAC GAARIYE OO AHAA NIN AAD U QIIMA BADAN,HADAB DAAO AASKII IYO MASUULIYIINTA KASOO QAYB GASHAY EE UU HOGAAMINAAYAY MADAXWAYNE AXMED SIILAANYO,
NABADOON CAAN KA AHAA JUBOOYINKA OO LAGU MAGACAABO CALI DIIRIYE MAXAMUUD, AYAA XALAY LAGU TOOGTAY XERADA IFO EE DALKA KENYA,,
Posted by admina on October 9th, 2012 11:24 AM | No Comment
Talaado 09.oct.2012,Nairobi Waxsansheegnews, wararka naga soo gaadhaya xerada qoxoontiga Somalidu Ay Ku Jiraan ee waqooyi bari Dalka Kenya ee Ifo ayaa sheegaaya in xalay koox hubaysani oo baaskoolado sita ay soo galeen xerada Ifo halkaas oo ay ku toogteen nabadoon ...
Qaadka, Sigaarka & Shiishadda | Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil
Posted by admina on October 9th, 2012 10:00 AM | No Comment
http://youtu.be/tAM8sCJ_sn0
KA DAAWO SHABKADA CAALAMIGA AH EE WAXSANSHEEGNEWS MUXADARADAN QIIMAHA BADAN KANA FAAIIDAYSO KUNA CAMAL FAL ,CIWAANKA MUXADARDU WAA QAADKA SIGAARKA &SHIISHADA XAFIDULLAH SH MUSTAFE X ISMAIL HAARUUN,
XAFALAD BALAADHAN OO LAGU SII SAGOOTIYAY WASIIRU DALAHA QORSHAYNTA AYAA HABEENKII XALA KA DHACDAY MAGALADA OSLO EE XARUNTA DALKA NORWAY,SAWIRO
Posted by admina on October 9th, 2012 09:47 AM | No Comment
XAFALAD BALAADHAN OO LAGU SII SAGOOTINAAYAY WASIIRU DAWLAHA QORSHAYNTA AYAA HABEENKII XALAY KA DHACDAY XARUNTA DALKA NORWAY EE OSLO,DAAWO SAWIRDA,,,
DAAWO SAWIRADA: Xaflad Sagotin ah oo loo dhigay Wasiiru Dawlaha Qorshaynta, Xiriirka Caalamiga iyo Arimaha Fadaraalka Dr. Sayid Maxamed Cabdulle Xassan, Xafladaas ...
Dagaal Ciidamada dowaldda, kuwa AMISOM iyo Al-shabaab ku dhexmaray jidka isku xira Muqdisho iyo Afgooye
Posted by admina on October 9th, 2012 09:24 AM | No Comment
Talaada ,09.oct..2012 (Waxsansheegnews) Ugu yaraan laba askari oo ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ku dhintay afar kalena dhaawacyo ayaa kasoo gaaray dagaal ciidamada dowladda Soomaaliya, kuwa AMISOM iyo Al-shabaab xalay ku dhexmaray deegaanka Calamada oo ku yaalla jidka isku ...
ABWAAN MAXAMED IBRAAHIM WARSAME (HADRAAWI) WAXA UU YIDHI ANGA IYO GAARIYE LABA QOF MAANU AHAYN QOF QUDHA AYAANU AHAYN MATAANO,ALLE HA U NAXARIISTEE,
Posted by admina on October 8th, 2012 06:52 PM | No Comment
Isniin 08.oct.2012,Hargeysa (Waxsansheegnews) Hor Dhac Hadalkiisa Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) ayaa sheegay in ALLE ha u naxariitee Marxuum Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaariye) uu ahaa Geesi ku dhac leh oo go’aankiisu ahaa mid cad, waxaanu Shacabka reer Somaliland ugu ...
MARXUUM MAXAMED XAASHI DHAMAC(GAARIYE) ALLE HA U NAXARIISTEE OO MAYDKIISI MAANA LAGA SOO ROGAY BERBARA
Posted by admina on October 8th, 2012 06:28 PM | No Comment
isniin,08.oct.2012 Hargeysa (Waxsansheegnews)Waxa Maanta Magaalada Berbara Laga Soo Dajyay Diyaarada Daalo Meydka Allaha u naxariistee Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye oo dhowaan ku geeriyooday Isbitaal ku yaal dalka Norway, ayaa saaka 7-dii subaxnimo ka degtay garoonka Diyaaradaha Ber-bera.
Waxaa madaarka Berbera ...
MADAXWAYNAHA SOMALIYA XASAN SH MAXAMUUD IYO WAFTI UU HOGAAMINAYO AYAA MAANTA U AMBABAXAY DALKA UGANDA,WAANA SAFARKII UGU HOREYAY EE UU MADAXWAYNUHU KU BAXO,
Posted by admina on October 8th, 2012 06:12 PM | No Comment
Isniin,08.oct.2012 Mog (Waxsansheegnews)Ka Dib Markii Uu Si Rasmiya Uga Helay Casumaad Madaxwayne Xasan Sh Maxamuud Dalka Uganda Ayaa Wafti heer Qaran ah oo uu hoggaaminayo Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud ayaa maanta u kicitimay magaalada Kambala ee xarunta waddanka Uganda.
Safarkaan uu ...
Sifatu salaat Nabiyah scw Ka Baro Sidaad U Tukan Laheed Salada
Posted by admina on October 8th, 2012 12:07 PM | No Comment
http://youtu.be/IJEmUJ_jLnY
KA DAAWO SHABKADA CAALAMIGA AH EE WAXSANSHEEGNEWS MUXRADAN QIIMAHA BADAN EE KA HADLAYSA BARASHADA SALAADA KANA FAAIIDAYSO,WAXA INOO SOO JEEDINYAAYA SH AXMED NUUR XAAFIDULLAH
Heshiis nabadeed ayay gaadheen Jabhada Moro Islamic Liberation Front (MILF) iyo Dawlada Philipines, oo lagu kala saxeexday Kuala Lumpur ee Wadanka Malaysia, si loo siiyo xoriyad hoose oo ismaamul dadka Muslimka ah eek u nool Koonfurta Philipines
Posted by admina on October 7th, 2012 10:56 PM | No Comment
Isniin 08.oct.2012.. London Waxsansheegn Heshiis nabadeed ayay gaadheen Jabhada Moro Islamic Liberation Front (MILF) iyo Dawlada Philipines, oo lagu kala saxeexday Kuala Lumpur ee Wadanka Malaysia, si loo siiyo xoriyad hoose oo ismaamul dadka Muslimka ah eek u nool Koonfurta Philipines.
Madaxweynaha Phillipines ...
MASHRUUC KALUUMAYSI OO LAGA HIRGALINAAYO XEEBAHA SOMALILAND KAAS OO AY ISKA KAASHAN DOONAAN KHUBARO KA SOCOTA DENMARK IYO AQOONYAHANO KALE,
Posted by admina on October 7th, 2012 10:29 PM | No Comment
Denmark Waxsansheegnews) Waxa Dhawaan lagu yagleelay Magaalada Copenhagen oo ah dalka Denmark Urur cusub oo la yidhaahdo Somali Fair Fishing, Ururka oo ah mid loogu talagalay in lagu Casiriyeeyo Kaluumaysiga Xeebaha Somaliland ayaa waxa ku bahoobay Khubaro Danish ah oo ...
MAAMULKA PUNTLAND “WAAN SOO DHAWEYNAYNAA RA,ISUL-WASAARAHA CUSUB LAAKIIN
Posted by admina on October 7th, 2012 10:16 PM | No Comment
Maamul gobaleedka la magac baxay Punland ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan Ra,isul-wasaare Saacid Faarax Garaad, hasa yeeshee ku xiray taageeritaankooda ku aadan xukuumaddiisa hadba sida ay fuliso dhamaystirka shuruudo dhawr ah oo horey u jiray.
Waxaa maamulka Puntland ay Ra,isul-wasaare Dr, ...
Danish PET agent: I helped the CIA to kill Al Qaeda leader
Posted by admina on October 7th, 2012 10:10 PM | 1 Comment
Danish PET agent: I helped the CIA to kill Al Qaeda leader
06TH OCTOBER 2012 AT. 23:57
The former agent, Dane Morten Storm, stands up and says that the Police Intelligence Service, PET, participated in plans to locate and kill Al Qaeda leader Anwar al-Awlaki. (Photo: ...
Car bomb hits police station in Syria capital
Posted by admina on October 7th, 2012 09:59 PM | No Comment
The attack is the latest in a series that has been been staged in Damascus by groups fighting Bashar al-Assad
A car bomb has exploded near the police headquarters in the Syrian capital Damascus, killing one officer, the government said.It ...
Komishanka Doorashooyinka Somaliland oo Afar Xildhibaan oo Cusub u soo Gudbiyey Golaha wakiilada iyo Golaha Wakiilada oo ka Aqbalay.
Posted by admina on October 6th, 2012 11:46 PM | No Comment
Hargeysa (Waxsansheegnews)Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Wax laga Hor Akhriyey Xildhibaano Cusub oo Komishanka Doorashooyinka Somaliland ku soo Badaleen Xildhibanadii Dhawaan Xasaanada laga Xayuubiye, Xildhibanada oo ah Afar ayaa Komishanka Doorashoyinku u soo gudbiyeen Fadhigii golaha ee maanta ...
Madfac labaad oo lagu riday Turkey
Posted by admina on October 6th, 2012 11:38 PM | No Comment
Facebook
Twitter
Lawadaag
U dir saxiib
Qaab la daabici karo
Waxsansheegnews, Ciidamada Turkey ayaa la geeyay xuduuda tan iyo markii uu kordhay dagaalka Syria.
Madfac kale oo laga soo riday saldhigyo milatari ee Syria, ayaa ku soo dhacay koonfurta Turkey, taasoo keentay in ciidamada Turkey ay ...
Waxka Baro Taariikhda Islaamka Waa Taariikhdii IIgu aabka Badnayd Intaan Noolaa. Taarikhdii Tataarka Qeebta 1 aad Sheekh Mustafa
Posted by admina on October 6th, 2012 11:27 PM | No Comment
http://youtu.be/OlA8TnLBYUs
Ka Daawo Shabkada Caalamiga ah Ee Waxsansheegnews Muxadaradan Cajiibka Ah Waa Taariikhdii Tartaarka Qaad 1 Waxaana Inoo Soo Jeedinya Xafidulah Sh Mustafe X Ismail Haaruun,
Maxad ka Taqaanaa Taariikhda Raa’isal Wasaaraha cusub Ka Daawo Video Gan
Posted by admina on October 6th, 2012 10:54 PM | No Comment
http://youtu.be/PWiSmunMU5o
VIDEO HALKAN KA DAAWO TARIIKHDA RAYSAL WASAARAHA CUSUB EE SOMLIYA CABDI FARAH SHIRDOON(SAACID)
WAXSANSHEEGNEWS KAL SOCO WARAR XAQIIQA
SHIR BALAADHAN OO LAGU QIIMAYNAAYAY QAX QABADKA GOLAHA WASIIRADA AYUU ISGU YEEDHAY MADAXWAYNE AXMED MAHAMED MAXAMUUD SIILAANYO
Posted by admina on October 6th, 2012 10:08 PM | No Comment
Sabti 06.oct.2012 Hargeysa..(Waxsansheegnews) Shir uu madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ku eegaayo waxqabadka golaha wasiirada mudadii labada sano ahayd ee ay jirtay xukuumadu ayaa maanta ka furmay xarunta madaxtooyada jamhuuriyada Somaliland, iyada oo ay shirkanina ka soo qaybgaleen golaha ...
WAR DEGDEGA MADAXWAYNE XASAN SH MAXAMUUD OO MAGACAABAY RAYSAL WASAARE CUSUB,
Posted by admina on October 6th, 2012 04:53 PM | No Comment
Sabti06.oct.2012 Mog.(Waxsansheegnews) Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa goor dhaweyd soo magacaabay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, kaasi oo muddo bil ku dhow soo magacaabiddiisa laga sugayay.
Madaxweynaha ayaa ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya u magacaabay Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, kaasi oo ah ...
U Diyaar Garawga Magacaabista Ra’iisal Wasaaraha Oo Ka Socta Xarunta Madaxtooyada Somaliya
Posted by admina on October 6th, 2012 09:51 AM | No Comment
Sabti 06.oct.2012, Mog (Waxsansheegnews) Wararka ka soo baxay xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa sheegaya in halkaasi ay ka socoto U diyaar garaw xoog leh oo loogu jiro sidii loo soo magacaabi lahaa ra’iisal wasaaraha xukuumada shaqeyn doonta mudada afarta sano ...