Iska-hormaad deegaanka Kalshaale ku dhexmaray Ciidanka Somaliland iyo Maleeshiyo soo weerartay shir-nabadeed ka furmay
Posted by admina on September 29th, 2012 07:01 PM | No Comment
Qoru-lugud(Waxsansheegnews)Iska hor imaad hubaysan ayaa saaka degaanka kalshaale ku dhexmaray ciidamo ka tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland iyo Maleeshiyo ka soo jeeda deegaamada Buuhoodle.
Iska hor-imaadkan oo dhashay Rasaas ay Maleeshiyada Buuhoodle ku soo garaaceen Shir-dhaqameed lagaga wada hadalayay xal u ...
Wasiirka Khaarajiga Oo Deedefeeyey Hadal Xiisad Abuuray Oo Hore Uga Soo Yeedhay Wasiir Duur, Kana Hadley Xidhiidhka Wakhtigan Ee Reer Gabiley Iyo Xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo
Posted by admina on September 28th, 2012 07:42 PM | No Comment
Dr. Maxamed C/laahi waxa uu Si cad u shaaciyey inaanay Xukuumadda Madaxwayne Siillaanyo
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Maxamed C/laahi Cumar ayaa Deedefeeyey hadal Xiisad ka abuuray dalka oo Todobaadkii hore ka soo yeedhay Wasiirka Daakhiliga Maxamed Nuur Caraale, kaas oo ...
Egypt’s Morsi debuts at UN General Assembly (Full speech)
Posted by admina on September 28th, 2012 06:57 PM | No CommentWasaaradda Waxbarashada Somaliland Oo Shaaciysay Natiijada Imtixaankii Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada Sare Iyo Dhexe
Posted by admina on September 27th, 2012 10:24 PM | No Comment
Khamiis Sept 27,2012 –Hargeysa..(Waxsansheegnews) Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Oo Ku Shaaciysay Natiijada Imtixaankii shahaadiga Ah Ee Dugsiyada Sare Iyo Dhexe. Shir jaraa’id oo ay Wasiirka waxbarashada Somaliland Samsam Cabdi Aadan iyo Guddoomiyaha Guddida Imtixaanaadka qaranka Daa’uud Axmed Faarax ku qabteen xarunta ...
BOOLISKA WADDANKA KOONFUR AFRIKA OO SHEEGAY IN AY GACANTA KU DHIGEEN DAMBIILAYAASHII HAWEENAY SOOMAALI AH OO UUR LAHAYD DILKA IYO KUFSIGA ISUGU DARAY
Posted by admina on September 27th, 2012 09:56 PM | No Comment
Khamiis 27/092012..Koonfur Afrika(Waxsansheegnews)Wararka ka imaanaya magaalada Port Elizebeth ee wadanka Koonfurta Afrika ayaa sheegaya in Boliiska waddankaas ay sheegeen in ay gacanta ku dhigeen gacanku dhiiglayaal hadda ka hor haweenay Soomaaliyeed oo uur leh isugu daray dil iyo kufsi.
Afayeen ...
Madaxweyne Siilaanyo Oo Wakalaadaha Korontada Hargeysa Iyo Berbera Digreeto Ku Hoos Geeyey Wasaarada Hawlaha Guud
Posted by admina on September 27th, 2012 08:58 PM | No Comment
Khamiis 27/09/2012 Hargeysa...Digreetadan Madaxweynuhu soo saaray oo ka soo baxay Madaxtooyada, isla-markaana uu saxeexa-nyahay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xeer madaxweyne wakaaladda korontadda ee Hargeysa iyo Berbera ku hoos geeyay Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta.
Digreetadan Madaxweynuhu soo ...
Labada Sudan oo heshiis gaaray
Posted by admina on September 27th, 2012 08:41 PM | No Comment
Khamiis,27/09/2012 (Waxsansheegnews)Sudan iyo Koonfurta Sudan ayaa gaaray heshiis qabyo ah oo la xiriira dhoofinta shidaalka iyo ammaanka xadka ay wadaagaan labada dal.
Afhayeennada labada dhinac ayaa BBC u sheegay in heshiiska la saxiixi doono Khamiista.
Madaxweynayaasha labada dal, Cumar Al-Bashir iyo Salva ...
Nigeria oo hakisey duulimaadyadii xajka
Posted by admina on September 27th, 2012 08:32 PM | No Comment
Khamiis 27/09/2012--(waxsansheegnews)..Nigeria ayaa hakisey dhamaan duulimaadyadii xujeyda tegeysa dalka Sacuudiga markii xukuumadd Riyadh ay masaafurisey in ka badan boqol iyo toddobaatan haween ee halkaasi tegey iyagoon la socon rag ehel ah ama muxrim.
Afhayeenka baarlamanka Nigeria ayaa waxaa uu horkici doonaa ...
SU’AALO IYO JAWAABO CUSUB SH MAXAMED CABDI UMAL XAFIDULLAH
Posted by admina on September 27th, 2012 08:21 PM | No CommentMadaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in Xukuumadda lasoo dhisayo ay ka shaqeyn doono dib u dhiska dalka iyo Ammaanka
Posted by admina on September 27th, 2012 08:12 PM | No Comment
Khamiis,27/09/2012- (Waxsansheegnews) Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in Xukuumadda lasoo dhisayo ay ka shaqeyn doono dib u dhiska dalka iyo Ammaanka
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo taleefoonka la iska arko uga qaybgalay shir looga hadlayay arrimaha Soomaaliya oo xalay ka ...
Wasiiradda Ugu Awooda Badan Xukuumadda Siilaanyo Iyo Ciidanka Qaranka Oo Gacan Ka Hadal Iyo Hanjabaado Isweydaarsday Iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhinac La Saftay
Posted by admina on September 27th, 2012 07:59 PM | No Comment
Khamiis 27/09/2012,Hargeysa (Waxsansheegnews)Wasiiradda Ugu Awooda Badan Xukuumadda Siilaanyo Iyo Ciidanka Qaranka Oo Gacan Ka Hadal Iyo Hanjabaado Isweydaarsday Iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhinac La SaftayDagaal Af iyo Adin iskugu jiraa ayaa Doraad Wasiiradda Duulista iyo Hawada Maxamud Xaashi Cabdi iyo ...
Wasiir Duur Oo Sheegay In Ictiraafka Somaliland Ku Jiro Wada-hadalada Somaliya
Posted by admina on September 27th, 2012 07:48 PM | No Comment
Khamiis 27/09/2012 Hargeysa(Waxsansheegnews)“Waxaan leeyahay waynu dhaafnay maaweeladii ahayd ictiraafkii wuu dhawyahay oo daaqaduu saaran yahay iyo imika ayaan soo arkaydii– Wasiirka Wasaarada arimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale (Duur) ayaa si aan gabasho lahayn uga hadlay in Madax-banaani iyo aqoonsi ...
Xukumada Somaliland Ayaa ku Dhawaaqday In ay Mabnuucday in Maraakiibta Shiisheeye ay Xeebaha Somaliland ay ka kaluumaystaan.
Posted by admina on September 27th, 2012 07:39 PM | No Comment
Khamiis 27/09/2012, Hargeysa (Waxsansheegnews)Wasaaradda Kaluumaysiga iyo Khayraadka badda Somaliland ayaa sheegtay in ay joojiyeen maraakiibtii ajaanibka ahayd ee ka kaluumaysanayey xeebaha badda Somaliland.
Wasiirka Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda Cabdilaahi Jaamac Cismaan (Geeljire) ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay ...
Danjire Augustine Mahiga oo rajo wanaagsan ka muujiyay in Soomaaliya ay ka baxayso xaaladihii ay muddada dheer ku soo jirtay
Posted by admina on September 26th, 2012 09:37 PM | No Comment
Danjire Augustine Mahiga oo rajo wanaagsan ka muujiyay in Soomaaliya ay ka baxayso xaaladihii ay muddada dheer ku soo jirtay
Arbaca, September 26, 2012 (Waxsansheegnews) — Ergayga xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay uga wakiilka ah arrimaha Soomaaliya, danjire Augustine Mahiga ayaa ...
Bushaaro Bushaaro Hamoogaanina Dadwaynow Sharikda Dareyeel Express Dadkaaga Oo Idiinku Baaqaysa Waxqabad Iyo Adeegyo Csub Waa Daryeel Waa Masken Service Center Iyo Gabaar Travel & Cargo With FWO Oo Ah Urur,Ku Caawin Doona,
Posted by admina on September 26th, 2012 05:54 PM | No Comment
Bushaaro Bushaaro Hamoogaanina Dadwaynow Sharikda Dareyeel Express Dadkaaga Oo Idiinku Baaqaysa Waxqabad Iyo Adeegyo Csub Waa Daryeel Waa Masken Service Center Iyo Gabaar Travel & Cargo With FWO Oo Ah Urur,Ku Caawin Doona,BUSHAARO BUSHAARO: Hamoogaanina Sharikada Daryeel Ee Hore U ...
Wasiir Duur oo Hor Tagaya Golaha Wakiiladda Maanta
Posted by admina on September 26th, 2012 05:02 PM | No Comment
Hargeysa,Arbaca 26/09/2012 (Waxsansheegnews)
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maxamed Nuur Carraale Duur ayaa maanta hortagaya Guddida Nabadgelyada iyo Difaaca ee Golaha Wakiiladda, halkaas oo lagu weydiin doono su’aalo la xidhiidha Arrimo badan oo khuseeya Wasiirka iyo hawlaha xafiiskiisa.
Ilaa hada lama oga ...
Shirgudoonka Baarlamaanka Oo Maanta UDUB U Gudbinaya Maskanka Uga Soo Baxay Kulamadii Komishanka
Posted by admina on September 26th, 2012 04:52 PM | No Comment
Arbaca 26/09/2012 (Waxsansheegnews)Shir gudoonka labada gole ee Guurtida iyo wakiilada, ayaa maanta la filayaa inay kulan la qaataan masuuliyiinta xisbiga Udub, kulankaas oo l afilaayo in uu shirgudoonku ku siinaayo natiijada uga soo baxday kulamadii ay la yeesheen komishanka iyo ...
Kismayo oo laga duqeeyey cirka iyo baddaba
Posted by admina on September 26th, 2012 02:21 PM | No Comment
Arbaca 26/sep/2012(Waxsansheegnews)Milatariga Kenya ayaa sheegaya in diyaaradahooda dagaalku ay duqeyeen garoonka diyaaradaha ee magaaladda Kismayo.
Magaalada Kismayo
Magaaladaasi ayaa wali waxay gacanta ugu jirtaa ururka Al Shabaab, waana meesha ugu xoogga badan yihiin koofurta Soomaaliya.
Ciidamada Kenya ayaa sheegay in ay duqeynta ...
Bushaaro Bushaaro Hamoogaanina Dadwaynow Sharikda Dareyeel Express Dadkaaga Oo Idiinku Baaqaysa Waxqabad Iyo Adeegyo Csub Waa Daryeel Waa Masken Service Center Iyo Gabaar Travel & Cargo With FWO Oo Ah Urur,Ku Caawin Doona,
Posted by admina on September 25th, 2012 08:53 PM | No Comment
BUSHAARO BUSHAARO: Hamoogaanina Sharikada Daryeel Ee Hore U Gaadh Waa Daryeel Dadkaaga Oo Ay Hoos Yimaadaan Gabaar Travel Cargo And Masken Service Center With FWO Oo Idiidnku Baaqaya Adeegyo Cusub Oo kala Gadisan Sida Hadii Aad U Baahantahay ...
Madaxtooyada Somaliya Oo Beenisay In Ra’iisal Wasaare Loo Magacaabay Maxameded C/laahi Farmaajo
Posted by admina on September 25th, 2012 08:06 PM | No Comment
Sep 25, 2012 Muqdisho(Waxsansheegnews) – Saacadihii ugu danbeeyay waxaa soo baxay warar sheegaya in madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Shiikh Max’uud u ra’iisal wasaare u magacaabay Max’ed C/llaahi Max’ed Farmaajo.
Laakiin waxaa warkaasi goor dhaw beeniyay agaasimaha warfaafinta madaxtooyada Villa Soomaaliya Suldaan ...
Boqor Raabi Oo Maxkamada Sare Ee Soomaaliya Dacwad Uga Furay Cuqaal Sheegay Inay Wakiil Ka Yihiin Suldaan Maxamed C/qaadir,
Posted by admina on September 25th, 2012 07:59 PM | No Comment
Sept 25,2012 MOGDISHO (Waxsansheegnews) – Maxkamada sare ee Somaliya ayaa shalay go’aan ka soo saartay dacwad uu u gudbiyey Boqor Raabbi Yuusuf Cabdilaahi oo ka mid ah Madax-dhaqameedka beesha Ciidagalle, taasi oo nuxurkeedu ahaa inuu xaq u leeyahay soo xulista ...
Madaxweynaha Somaliya oo ka tirsan Xarako Diimeeda Damu-jadiid (dhiiga-cusub) iyo Xukuumadda ay soo dhisayaan
Posted by admina on September 25th, 2012 07:49 PM | No Comment
Waxay kooxdani ka goosatay Xarakada Al-islaax sadex iyo toban sano ka hor
Shacabkamedia(Waxsansheegnews) warbixin lagu baahiyay Marregta Shacakmedia.com ayaa xogo dheeraad ah ka bixisay Madaxweynaha Cusub ee Somaliya Xarakooyinka Islaamiga ah ee Somaliya ka jira tau u ka soo jeedo iyo ...
Kenya oO Qiratay Dilka Dad Rayid Ah
Posted by admina on September 25th, 2012 07:31 PM | No Comment
Talaada 25 September, (Waxsansheegnews)
Dowladda Kenya ayaa qirtay in askari ka tirsan ciidankeeda uu dad rayid ah ku dilay magaalada Jannay Cabdalla.
Ciidanka Kenya ayaa ku sugan meel 50 kilometer u jirto magaalada Kismaayo
Dowladda Kenya ayaa qirtay in askari ka tirsan ...
Diyaarado Dagaal oo duqeeyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo
Posted by admina on September 25th, 2012 07:24 PM | No Comment
Talaada, September 25, 2012 (Waxsansheegnews) — Diyaarado dagaal oo aan la garaneyn cidda iska leh ayaa Maanta duqeymo xooggan ka geystay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.
Diyaaradaha dagaal ayaa la sheegay in dhowr gantaal ay ku dhufteen ...
Nuxurka Kulan Albaabadu u xidhan yihiin oo Shirguddoonka Labba Golle ee Barlamanka ay la yeeshen Komishanka Doorashoyinka Somaliland.
Posted by admina on September 24th, 2012 09:20 PM | No Comment
Hargeysa(Waxsansheegnews) Shirguddoonka Laba Gole ee Barlamaanka Somaliland ayaa maanta Kulan Albaabadu u xidhan yihiin oo Sacado qaatay la yeedhay Komishanka Doorashoyinka Somaliland sidii ay uga Xogwareystan lahaayeen , sababta Xisbiga Udub uga Baxay Saaxada Siyaasada.
Kulankan ayaa Markii uu dhammaday wax ...