HALKAN KA DAAWO:GOLAHA WAKIILADA EE SOMALILAND AYAA ANSIXIYEY AJANDAHA 23AAD EE GOLAHA IYO SIDOO KALE ISKU SHAANDHAY
Posted by admina on December 21st, 2013 05:30 PM | No Comment
http://youtu.be/pFa1gRESVRU
HALKAN KA DAAWO:GOLAHA WAKIILADA EE SOMALILAND AYAA ANSIXIYEY AJANDAHA 23AAD EE GOLAHA IYO SIDOO KALE ISKU SHAANDHAY
WAXSANSHEEGNEWS DESK
Sixir A/fataax
Posted by admina on December 21st, 2013 04:25 PM | 1 Comment
Sixir
A/fataax
Erayga sixir Markaad Maqasho waxa laga Yaaba in aad Naxdo ama Dareento Mid ka mid ah Falalka ugu Xun ee qof lagula kaco qof kalena ku Fekiro,Faal iyo Faaliso Ayaad Maqashaa,Waa la sixray oo wax baa loo Dhigey ninkuna sidii ...
Baarlamaanka Dalka Somaliya Oo cod Caqlabiyad leh ku ogolaaday magacaabista R.wasaare Dr. Cabdiwali
Posted by admina on December 21st, 2013 04:14 PM | No Comment
Muqdisho:(Waxsansheegnews)-Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Xaruntooda Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho ku yeeshay kalfadhi ay codka kalsoonida ugu qaadayeen Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dhowaan la magacaabay Dr C/wali Sheekh Axmed.
Kulanka saaka waxaa soo xaadiray Xildhibaano gaaraya 243-mudane, waxaana gudoominayay Afhayeenka Baarlamaanka ...
Taliyaha Booliska Oo sheegay inay qabteen nin shalay dhaawacay sarkaal ka tirsan xukuumadda
Posted by admina on December 20th, 2013 05:07 PM | No Comment
Hargeysa:(Waxsansheegnews)-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa sheegay in xalay ay hawl-gal ay Boolisku sameeyeen ay gacanta ku soo dhigeen Siciid Maxamed Jaamac oo khamiistii shalay laba xabadood ku dhuftay madaxii shaqaalaha ee wakaaladda Korontadda Hargeysa Ilyaas ...
HALKAN KA DAAWO:ARRIMAAH BULSHADA -XAALADA SOOMAALIYA -BY SHUKRI AFRAX
Posted by admina on December 20th, 2013 04:50 PM | No Comment
http://youtu.be/kya5woMiDgY
HALKAN KA DAAWO:ARRIMAAH BULSHADA -XAALADA SOOMAALIYA -BY SHUKRI AFRAX
WAXSANSHEEGNEWS DESK
Muxadarda Xulashada Jimce:Waa Muxadaro Qiimo Badan Sh Saciid Raage Xafidullaah Daawo Kana Faa,iidayso
Posted by admina on December 20th, 2013 02:52 PM | No Comment
http://youtu.be/4VQYelGpe5I
Muxadarda Xulashada Jimce:Waa Muxadaro Qiimo Badan Sh Saciid Raage Xafidullaah Daawo Kana Faa,iidayso
Waxsansheegnews Desk
Labadii Nin Ee Loo Haystay Dilkii Askariga Lagu Dilay Woolwich London oo la xukumay
Posted by admina on December 20th, 2013 02:44 PM | No Comment
London:(Waxsansheegnews)-Labadii nin Oo loo Haystay Dilkii Ka Dhacay Xafada Woolwich oo Kamida xafadaha Magalada London Xageeda Koonfureed Ayaa maxakamadii ku sOcotay Ay Ku heshay Dabigii Dilka Ahaa ee Ay Ku Fuliyeen Askari Kamida Boliska Ingiriiska Bishii May Ee Sanadkan,
Xeer-beegto loo ...
Xafladii Soo Dhawaynta Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Ee Kobanhegan Denmark (Daawo Q2aad Sawiro)
Posted by admina on December 20th, 2013 02:37 PM | No Comment
Kobanhegan:(Waxsansheegnews)-Waxa Habeenkii Xalay Xaflad Balaadhan Lagu Soo Dhaweeyay Magalada Kobenhegan Ee Xarunta Dalka Denmark Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Md Cali M Warancade Oo Baryahanba Safaro Ku Maraayay Qaarada Yurub Xafladan Oo Ay Soo Agaasimeen Jaliyada Somaliland Ee Magalada Kobenhegan Ayaa ...
Garaad Jaamac Oo Maamul-gobaleedka Puntland Iyo Musharaxiinta U Taagan Ugu Hanjabay Dagaal, Xukuumadda Siilaanyana Ugu Baaqay Inay Fadhiga Ka Kacdo
Posted by admina on December 20th, 2013 01:54 PM | No Comment
Hargeysa:(Waxsansheegnews)-Garaad Jaamac Garaad Cali oo ah garaadka guud ee deegaamadda Talleex, ayaa maamul-gobaleedka Puntland ee Soomaaliyeed uga digay inay sanaaduuq tuuga ah soo galiyaan Gobalada iyo deegaamadda u teedsan xaduudka Somaliland ee Sool, Sannaag iyo Badhan, isla markaana waxa uu ...
Wargeyska Mise Websaydka A/Fataax
Posted by admina on December 20th, 2013 12:23 AM | No Comment
Wargeyska Mise Websaydka
A/Fataax
Ayaamo Hore oo tageey Ayey Noqonayaa Maalmihii aan wakhti ku qaadan Jirey in aan aad u Akhriyo Wargeysyada kala duwan ee Caasimada ka soo baxa.Fadhigii Maqaaxiyaha qaarkood ee Subaxii Maalmaha qaar Ayaan dib u Xasuustey ka hor intaan ...
Halkan Ka Daawo:Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland ayaa Sheegay inay Si Wadda jir Ah Ugu Heshiiyeen Qabashada Shirka Qaran
Posted by admina on December 19th, 2013 11:09 PM | No Comment
http://youtu.be/_qQ7q-zZ0BE
Halkan Ka Daawo:Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland ayaa Sheegay inay Si Wadda jir Ah Ugu Heshiiyeen Qabashada Shirka Qaran Waxsansheegnews Desk
HALKAN KA DAAWO:WARKA SOMALI CHANNEL IYO MUSTAFA CABDI XUSEEN (SHAAFI) 19 12 2013
Posted by admina on December 19th, 2013 11:06 PM | No Comment
http://youtu.be/heEwwUo6o2g
HALKAN KA DAAWO:WARKA SOMALI CHANNEL IYO MUSTAFA CABDI XUSEEN (SHAAFI) 19 12 2013
WAXSANSHEEEGNEWS DESK
Waiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Xaflad Soo Dhawayna Iyo Xog Waraysi Ah Logu Sameeyay Copenhegan Denmark(Hoos Ka Daawo Sawiro)
Posted by admina on December 19th, 2013 10:57 PM | No Comment
Kobanhegan:(Waxsansheegnews)-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Md Cali Maxamed Waran Cade Ayaa Caawa Magalada Kobenhegan Ee Xarunta Dalka Denmark Loogu Sameeyay Xafalad Si Heer Sare Ah Loo Soo Agaasimay Xafladan Oo Ahayd Soo Dhawayn Iyo Xog Waraysi Waxaana Marti Qaadka Wasiirka Iyo ...
Madaxweyne Silaanyo Iyo Cabdiraxmaan-Cirro Oo Isla Qaatay In La Qabto Shirka Doodda Qaran Iyo Qodobada Ay Guurtidu Soo Jeediyeen Ee Lagu Ladhay
Posted by admina on December 19th, 2013 01:31 PM | No Comment
Hargeysa:(Waxsansheegnews)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo guddoomiyaha golaha wakilada ahna guddoomiyaha xisbiga waddani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa isla qaatay in la qabto shirka doodda qaran ee ay xukuumadu hore uga sastay.
Kulanka labada hoggaamiye ayaa qabsoomay ka dib ...
Hambalyo Aroos Iyo Aqalgal Farxadleh Waa Maxamud Xasan Jaqafsay(M; Kabtan Iyo Marwadiisa Hoodo Maxamed Cismaan Oo Ku Aqla Galay Denmark Magalada Aalbo Waxa Diraaya Dadka Hoos Ku Qoran
Posted by admina on December 19th, 2013 01:27 PM | No Comment
Hambalyo Aroos Iyo Aqalgal Farxadleh Waa Maxamud Xasan Jaqafsay(M; Kabtan Iyo Marwadiisa Hoodo Maxamed Cismaan Oo Ku Aqla Galay Denmark Magalada Aalbo Waxa Diraaya Dadka Hoos Ku Qoran Waxaanu Leenahay Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farxa Ilaahay Haysu Kiin Barakeeyo ...
MUXAADARADA MAANTA:CIWAANKEEDU WAA DAR-DAARAN GUUD OO KUSOCDA DUMAR SH MAXAMED CABDI UMAL XAFIDULLAH 2013 DAAWO KAN FAA,IIDAYSO
Posted by admina on December 19th, 2013 01:20 PM | No Comment
http://youtu.be/KZLggeFgZvw
MUXAADARADA MAANTA:CIWAANKEEDU WAA DAR-DAARAN GUUD OO KUSOCDA DUMAR SH MAXAMED CABDI UMAL XAFIDULLAH 2013 DAAWO KAN FAA,IIDAYSO WAXSANSHEEGNEWS DESK
Dr. Cabdiweli Shiikh Axmed ayaa canbaareeyey xasuuqii dhakhaatiirta ee Muqdisho duleedkeeda ka dhacay
Posted by admina on December 19th, 2013 01:17 PM | No Comment
Muqdisho:(Waxsansheegnews)-Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dhawaan la magacaabay Dr, Cabdiweli Sh. Axmed Maxamuud ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii axmqanimada ahaa ee lagu laayey dhaqaatiir isugu jirtay Soomaali iyo Suuriyaan, kuwaas oo ka howl gali jiray xarun caafimaad oo ku taal ...
Halkan Ka Daawo:Barnaamijkii Xiisaha badnaa ee Bandhiga Somali Channel Iyo Suxufiyada Qarniga Marwo Deeqa M Qaloombi(Deeqa Qaran) oo Uu Marti U Yahay Todobaadkan Al Fanaan Nuur Daalacay
Posted by admina on December 19th, 2013 01:15 PM | No Comment
http://youtu.be/oR025hmtsa4
Halkan Ka Daawo:Barnaamijkii Xiisaha badnaa ee Bandhiga Somali Channel Iyo Suxufiyada Qarniga Marwo Deeqa M Qaloombi(Deeqa Qaran) oo Uu Marti U Yahay Todobaadkan Al Fanaan Nuur Daalacay
Waxsansheegnews Desk
Weerar Dad ku Dhinteen Qaarna Ku Dhaawacmeen oo ka dhacay Wajeer, Kenya
Posted by admina on December 19th, 2013 01:12 PM | No Comment
Nairobi:(Waxsansheegnews)-Wararka aanu Ka helayno maglada wajeer Ee dalka Kenya Ayaa sheegaaya inay Weeraro habeenkii xalay ka dheceen Kuna dhinteen Laba
Weerarkan oo ka dhacay bartamaha magaalada ayaa la sheegay inay geysteen kooxo hubeysan oo illaa iyo hada haybtooda aan la aqoon ...
Kulan ay Albaabada u xidhanyihiin Oo Ay Maanta Wadayeesheen Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Iyo Qaar Kamida Haldoorka Suxufiyiinta Ka Hawl Gala Gobolka Togdheer Ayaa ay Kaga Wada Hadleen Xadhigii Agaasimaha Guud Ee Shabakada Burcoonline Sababaha K
Posted by admina on December 18th, 2013 05:51 PM | No Comment
Kulan ay Albaabada u xidhanyihiin Oo Ay Maanta Wadayeesheen Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Iyo Qaar Kamida Haldoorka Suxufiyiinta Ka Hawl Gala Gobolka Togdheer Ayaa ay Kaga Wada Hadleen Xadhigii Agaasimaha Guud Ee Shabakada Burcoonline Sababaha Keenay Kana Garaabay Xaalna Ka Bixiyey ...
Halkan ka Daawo:Gudoomiyaha Gobolka Sool Oo xilalkii u Kala Wareejiyay Masuuliyiinta wasaarada Cafaafimaadka Ee Somaliland
Posted by admina on December 18th, 2013 05:49 PM | No Comment
http://youtu.be/zUOibyQ7K-Y
Halkan ka Daawo:Gudoomiyaha Gobolka Sool Oo xilalkii u Kala Wareejiyay Masuuliyiinta wasaarada Cafaafimaadka Ee Somaliland
Waxsansheegnews Desk
HALKAN KA DAAWO:DHAQAATIIR LAGU LAAYEY MUQDISHO 18 12 2013
Posted by admina on December 18th, 2013 05:46 PM | No Comment
http://youtu.be/pvU2TuZKv5Y
HALKAN KA DAAWO:DHAQAATIIR LAGU LAAYEY MUQDISHO 18 12 2013
WAXSANSHEEGNEWS DESK
M/weynaha oo amar ka soo saaray in Wax ka qabashadda Cabashada Beelaha la-haybsooco
Posted by admina on December 18th, 2013 04:30 PM | No Comment
Hargeysa:(Waxsansheegnews)-La-taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee dadka la hayb-sooco Md Barkhad Jaamac Xirsi, ayaa sheegay in madaxweyne Axmed Siilaanyo amar ku bixiyay in hay’adaha amniga u xil saaran ay wax ka qabtaan cabashooyin ka soo yeedhay bulshada la hayb-sooco ee deggan degmada ...
HALKAN KA DAAWO:FALANQAYNTA DHACDOOYINKA COLAADDA IYO DAGAALADA KA SOCDA SHABEELADA HOOSE
Posted by admina on December 18th, 2013 04:29 PM | No Comment
http://youtu.be/LXLBfXCdh-s
HALKAN KA DAAWO:FALANQAYNTA DHACDOOYINKA COLAADDA IYO DAGAALADA KA SOCDA SHABEELADA HOOSE WAXSANSHEEGNEWS DESK
Shirkad Sheegtay Inay Somaliland La Galayso Heshiis Ah Maalgelinta Dekedda Berbera
Posted by admina on December 18th, 2013 04:26 PM | No Comment
Hargeysa:(Waxsansheegnews)-Shirkadda lagu magacaabo Bollore Africa Logistics oo ah shirkad Faransiis ah, ayaa sheegtay inay gunaanad ku dhowyihiin wada hadalo ay kula jirto dawladda Somaliland oo ku saabsan sidii ay maalgashi ugu samayn lahaayeen dekedda Berbera.
Agaasimaha fulinta ee shirkadda Bollore Mr. ...